spinner
Jaa video
Caafimaadka afka
1 min
|
Katsottavissa toistaiseksi
|
Julkaistu
14.09.2017

Caafimaadka afka iyo ilkaha wuxuu saameyn ku leeyahay caafimaadka guud ee jirka. Waxaa muhiim ah in dadka dhan ay isku sameeyaan baarista ilkaha. Warbixinta halkan ka daawo.