Suoraan sisältöön
Katsottu: 3

Julkaisija: Keskushallinto

Jimicsi

Nooc kasta oo ka mid ah jimicsiga waxa uu sara u qaadayaa cafimaadkaaga iyo fayo-qabka jirkaaga. Xaafadaha caanka ah waxay idin hayaan fursado balaaran oo ku aadan isboortiga xiliyada kala duwan ee sanadka. Warbixinta halkan ka daawo.