Suoraan sisältöön
Visad: 4

Goobaha lagu ciyaaro

Magaalada Helsinki waxa ay leedahay illaa iyo 70 meel oo logu talagay in caruurta iyo qoysaska waqti ku qaathaan. Goobahaan waxaa loo yaqaanaa “Leikkipuisto.” Warbixinta halkan ka daawo.